Ma dhab baa in la sii daayey qaar ka mid ah raggii loo heystay dilka Caa’isha Ilyaas?

Ciidamada amniga Puntland ayaa lagu eedeeyey inay sii daayeen saddex ka mid ah shan nin oo si weyn loogu tuhunsanaa iney kufsi iyo dil isugu dareen Caa’isha Ilyaas Aadan oo ahayd Gabar 12 jir ah. Xubno ka tirsan qoyska Caa’isha ayaa sheegay in ciidamadan oo gacanta ku hayey kiiska baaritaanka raggii loo heystay falkii Caa’isha … Continue reading Ma dhab baa in la sii daayey qaar ka mid ah raggii loo heystay dilka Caa’isha Ilyaas?